Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Musharax u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday Sir Culus oo ku aadan Wadahadalka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyo Waliba sidoo kale qaabka uu ku bilowday.
Dhinaca kale Tarsan ayaa wuxuu sheegay in maamulka Somaliland Aqbalay in mudo 10-sano ah oo iskii isku maamulo, Islamarkaana intaasi kadib uu qaato Midnimada Soomaaliya, Waxaana sidoo kale La waydiiyey Su’aalo kala duwan.
HALKAAN KA DAAWO