Qoysas Soomaaliyeed oo danyar ah ayaa eedeyn u jeediyay Dowladda Jarmalka gaar ahaan Masuuliyiinta gacanta ku haya Hay’adda Ansaar.
Qoysaskan ayaa Caruurta waxa ay wax ka bartaa Iskuulada ay gacanta ku heyso Hay’adda Ansaar isla markaana ay Dowladda Jarmalka ay ka codsanaya iney sii wado taageerada ay siin jirtay Hay’adda Ansaar.
Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in Caruurtooda ay sii wadaan Waxbarashada looguna baahan yahay Dowladda Jarmalka iney faraha kala baxaan howlaha Hay’adda Ansaar.
Hoos ka Dhageyso Codka:-