AKHRISO QISO XANUUN BADAN : Gabar 6-sano Jaamacad Dhiganaysay oo Aabaheed u yimid Qalin jabinteeda oo Ku dhimatay Qaraxii Shalay.

0

Dadka dhintay Weerarkii shalay ee Muqdisho, waxaa kamid aheyd Maryama Abdulahi, oo Abahed uu Maanta dalka imaaan lahaa, si uu oga qeyb galo xaflada qalin jabinteeda jamacadda oo 6 sano ay dhiganeysay,

Laakiin Nasiib Darro waxay noqotay inuu ka qeyb galo Aaskeeda, oo Saaka Ka dhacaya Xamar.

Madaxda Dalka ayaan la filayaa iney ka qeybgalaan Saaka Aaskooda.

Dadka ku dhintay weerarkaas waxaa ka mid ah 4Wiil oo walaalo ah ,sidoo kale waxaa ku jira Wiil ka yimid Dalka Mareykanka oo 4 saacadood oo kaliya joogay Muqdisho,kaas oo Hotelkii uu degganaa Qaraxa haleelay.