Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 03/12/2013 ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Cabdi Weli Shiikh Maxamed (C/weli Nuuc Nuuc).
Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Cabdi Weli Shiikh Maxamed, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Shiikh Maxamed, gaar ahaana ooridiisa Khadiija Maxamed Shire iyo caruurteeda, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Cabdi Weli Shiikh Maxamed, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Col. Cabdi Weli Shiikh Maxamed janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaara Diraya.
Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com