Xildhibaanada katirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa ay ugud biyeen Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya mooshin ka dhan Xaalada Amni ee Soomaaliya .
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay soo gudbiyeen Mooshin ku saabsan Xaalada Amaanka Soomaaliya.
Mooshinka ay gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaiya ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili shalay Xilalkii laga qaaday Taliyayaashii Booliska iyo Nabad sugida Soomaaliya.