Qodobadii looga heshiiyay ayaa ka mid ahaayeen Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho isla markaana uu shir gudoomiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Hoggaamiyayaasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa Shirka qeyb ka ahaa waxaana dhamaan dadkii ka qeyb galay ay ku heshiiyeen in la xoojiyo la dagaalanka Al-Shabaab.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Warbaahinta la wadaagay qodobadii lagu heshiiyay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka
Comments are closed.