Shacabka iyo Maamulka Puntland ayaa lacag ka badan 480,000 oo dollar ugu deeqay dadkii ku wax yeeloobay qaraxii Zoobe ee 14kii October.
Guddi lacagtaasi loo dhiibay si ey u gaarsiiyaan dadkii loogu talagalay ayaa maanta ka amba baxay magaalada Bosaaso.