Mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo muhiim ah.
Waxaa kulankii maanta shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) waxaa soo xaadiray 30 mudane.
Kulankan oo ahaa midkii 14-aad, Kalfadhigga Labaad ee aqalka sare ayaa ajendaha wuxuu ka koobnaa Saddex qodob oo kala ah.
Senator Muuse Suudi ayaa ka hadlay kulanka xildhibaanada aqalka sare ee maanta hoos Ka dhageyso :