DHAGEYSO KHUDBAD : Jawaari oo maanta Dar-daaran u Jeediyay Xildhibaanada Baarlamanka Jubbaland.

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-Fadhiga Afaraad ee Golaha Shacabka Jubbaland.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiye ku xigeenada Aqalka Sare ee JFS Xildhibaano kasocday labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanada Jubbaland xubno katirsan Xukuumada Sarakiisha Ciidamada iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay furitaanka Kal-Fadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Jubbaland.

jawaari ayaa sheegay in Xildhibaanada Jubbaland ay xaalado adag usoo dhabar adaygeen balse hada ay rajaynayaan in wax walba horay ay usii socdaan.


HOOS KA DHAGEYSO KHUDBADIISA :