Wasiirka Wasaaradda gargaarka Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa goor dhow ku dhawaaqday in ay isaga tagtay xilkii Wasiirnimo ee xukuumadda Soomaaliya.
Maryan Qaasima ayaa ka mid aheyd Wasiiradda uu soo Magaacay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre markii xukuumadda lasoo dhisay.
Wasiiradda ayaa Twitterkeeda ku sheegtay in ay xilka iska casishay mana bixin Faahfaahin badan.
Horay ayaa waxaa isku Casilay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha ciidamada xoogga.
La soco faah faahinta Hadii alle idmo
Comments are closed.