Dowladda Kenya ayaa mamnuucdey isticmaalka iyo ka ganacsiga tubaakada Shiishadda ama Hookah oo sanadihii ugu dambeeyay ku soo badaneysay dalkaas.
Dowladdu waxay sheegtay in tubaakadan ay halis ku tahay caafimaadka bini’aadamka