Akhriso:-Baarlamaanka Puntland Oo Dalbaday In La Difaaco Deegaanka Tukaraq

0

kulan ay isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay dib ugu celin lahaayeen gacanta Maamulka Puntland.

War-saxaafadeed uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey Guddigu ku taageereen qorshaha Xukuumadda ee ah in Puntland ay difaacato degaannadeeda oo ay ka mid tahay Tukaraq.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka