War ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu amray Hay’adaha Caafimaadka ee ka howlagala Muqdisho in ay diiwaangeliyaan Shaqaalaha Caafimaadka ee Ajanabiga ah.
Warqaddan ayaa lagu sheegay in ujeedadeedu tahay hubinta tayada dhaqaatiirta Caafimaad ee ka howlgalaya Magaalada Muqdisho.