DHAGEYSO:-Khilaafkii Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Xal Laga Gaaray

0

Guddigii Aqalka Sare ee loo xil saaray xalinta khilaafka dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ayaa Maanta soo saaray 8 qodob oo ah tabashooyin ay qabaan Maamul Goboleedyada iyo 4 qodob oo mid walbiba sigaar ah ay u dooneyso in looga xaliyo.

Gudoomiyaha  Guddi loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in la dhameeyay dhilaafkii Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Waxa uu sheegay in inta hartay dhawaan la dhameystiri doono,isla markaana dowladda federaalka looga baahan yahay inay masuuliyaddeeda qaadato.