DHAGEYSO:-Faah Faahin Dagaal Ka dhacay Gobolka Hiiraan

0

Wararka Naga soo gaaray Gobolka Hiiraan aya Waxa ay Sheegayaan in Duleedka Degamada Maxaas Ee Gobolka Hiraan uu Dagaal Kudhaxmaray Ciidamada Xooga Dalka Oo Kaashanaya AMISOM Iyo Al-shabaab.

Dagaalka ayaa La sheegay inuu Ka bilawday Kadib Markii Ciidamada Xooga Dalka iyo Kuwa Amisom ay Isku Dayeen in isku Furaan Wadada Isku Xirta Maxaas iyo Baladweyne.

Taliyaha Ciidamada Milatariga Qaybtooda 22-aad Ee Ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa Qaxiijiyay in uu Jira Iska Hor imaadka Dhaxmaray Ciidamada Xooga Dalka iyo Alshabaab