General Asad Cismaan Cabdullaahi oo kamid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 ayaa gaarey deegaamo katirsan gobolka Sanaag.
General Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag, waxaana uu kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Badhan oo isimada dhaqanku kujiraan.
TOOS MARKALE KULAN KU AADAN IS XOGWARAYSI REER BARAN IYO MUSHARAX GEN ASAD OO KA SOCOTA MAGAALADA BARAN.
Slået op af SBSTV i Tirsdag den 4. december 2018
TOOS SOO DHAWAYNTA MUSHARAX GEN ASAD EE DAGMADA BARAN GOBOLKA SANAAG.
Slået op af SBSTV i Tirsdag den 4. december 2018