Akhriso:-Garyaqaanka Guud ee puntland oo Cadeeyey cida iska leh Magacaabista Guddiga Ansixint iyo Xalinta Khilaafaadka ee Golaha Wakiilada Gaas & Camey

0

Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland oo Cadeeyey in Madaxweyne Ku Xigeenku uusan Awood u lahayn Magacaabista Guddiga Ansixint iyo Xalinta Khilaafaadka ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee 2019.