DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo sheegay hadal ka nixiyay xildhibanada qaran dumiska ah

0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ka hadlay arrimo quseeya mooshinka xildhibaanada golaha shacabka ka keeneen madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in gebi ahaan uu buray mooshinkaasi.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa carabka ku adkeeyay  in xoghayaha Baarlamaanka Soomaaliya uu Caddeeyay in Mooshinkaasi uu buray maadaama ilaa 14 ka mid ah xildhibaanadii la sheegay in mooshinka keeneen ay dib ugu laabteen.