DHAGEYSO:- Golaha isbahaysiga isbedel doonka Jubbaland oo soo saaray war ka dhan ah hogaamiye axmed madoobe

0

Golaha isbahaysa is badal doonka jubbaland oo shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada muqdisho ayaay uga hadleen arimo khuseeya jubbaland iyo doorashada ku soo wajahan iyo in meesha laga saaro xukunka hogaamiye axmed madoobe shacabka ku dhibateeyay