DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Aqalka sare oo fariin u diray Barlamaanka DFS

0

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa markii uu yimid Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay xalka laga gaaray Khilaafkii u dhexeeyay Guddoonka ugu sarreya Golaha Shacbaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo sababay in ay hakadaaan Shaqooyinkii Golaha Shacabka.

Waxa uu Guddoomiyaha hambalyo u diray Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanadii ka qaatay sidii loo dhammeyn lahaa,xalna looga gaari lahaa khilaafkii u dhexeeyay Guddoomiye Mursal iyo labadiisa kuxigeen,wuxuuna sheegay in uu yahay mid geesimino ah.