Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka ee gobolka Hiiraan Nabadoon Dacar Xirsi Nuur ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Ugu horreyn Nabadoonka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay wax badan ka qabatay gudaha dalka.