AKHRISO:- Dib-u-habeyn lagu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka

0

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta ayaa Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.