DHAGEYSO:-Qarax Ka Dhacay Magalada Mandheera Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in 4 Sarkaal si xun loogu dhaawacay qarax lala beegsaday xilli ay la socdeen gaari ilaalo ka hayey dhulka xuduudka ee Kenya la wadaagto Somalia.

Qaraxaasi waxaa la sheegay inay 2 Askari ka badbaaday, iyadoo Askartii dhaawacantay la dhigay Isbitaalka Guud ee magaalladda Mandera.

Hoos ka dhageyso codka