DAAWO:-Doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland

0

Waxaa maanta la dooranaya oo Barlamaanka Puntland dooranayaan Guddoomiyaha Hogaamin doona 5ta sano ee soo socota Barlamaanka Puntland.

Hoolka Ay doorashadda kadhacayso waxaa ku sugan inta baddan xildhibaanada Barlamanka Puntland,iyado la filayo in uu soo baxo Gudoomiye.

Waxaa u sharaxan xilka Guddoomiyaha Barlamaanka ilaa dhowr Xildhibaaan kuwaas oo badankood kaso jeedda gobalka Sanaag.