C/xakiin Maxamed Axmed Dooba Daareed ayaa maanta gaalinkii hore loo doortay gudoomiyaha cusub ee barlamanka puntland santa sano ee soo socota.
Doraashada gudoomiyahan cusub ayaa horay loo sii saadalinayay in is badal dhanka hogaankii hore ee puntland soo maamulay dhan kasta marka laga fiiriyo waxaa meesha ka sii muuqda in madaxweynaha wakhtigisii dhamaadka yahay meesha ka baxay in uu mar kale soo laabto.