DHAGEYSO:-Colaadii Degmada Maxaas oo lagu wado in la soo afjaro

0

Xildhibaan cabdulaahi cismaan dhoore oo ka mid ah barlamanka hirshabelle ayaa sheegay in inta badan lagu guulaystay xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay degmada maxaas ee gobolka hiiraan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay u suura gashay in ay la kulmaan beelihii ay colaadu ka dhaxaysay wuxuu sheegay in lagu rajo weyn yahay soo afjarida coladaas.