Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareega labada ay isugu soo hareen Saddex Musharax.
Wareega labada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Abdullahi Deni Asad Cismaan Abdullahi iyo Faarax Cali Shire,waxaana Guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen.
Janeraal Asad Cismaan Abdullahi 30 Cod
Saciid Abdullahi Deni 29 Cod
Faarax Cali Shire 7 Cod