DHAGEYSO:-Dowladda Oo Digniin U Dirtay Dadka Wax Ku Qora Baraha Bulshada

0

Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay arrin la xiriirta Xildhibaan Muno Key oo sheegeysay in dagaal dhexmaray,iyada iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka la siyaasadeeyay ayaa faafinta Wararkaas waxaa digniin ka soo saaray Taliska Booliska Soomaaliyeed.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in Ummadda Soomaaliyeed looga digayo in Warar aan sal iyo raad midna laheyn lagu qoro Baraha Bulshada.