DHAGEYSO:-Taliska Booliiska Afgooye Oo Ka Warramay Howlgallada Ka Socda Degmadaasi

0

Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ayaa faah faahinno dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgallada ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi.

C/qaadir Nuunow oo ah taliyaha degmadaasi ayaa sheegay in ciidanku ay wax badan ka qabteen falal amni darri.