DHAGEYSO:-Warar Dheeraad Ah Oo Kusoo Kordhay Dagaalkii Baar-sanguuni

0

Warar dheeraad ah ayaa kusoo kordhay dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka DFS oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab oo dhinac ah.

Gaashaanle Sare Maxamed Ibraahim Buulle, abaanduulaha qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi uu kordhay.

Hoos ka dhageyso codka