Maamulka Puntland ayaa ah mid ay dhisteen shacabka soomaaliyeed ee dagan Puntland oo ah dad qarniyaal soo lahaa maamul iyo kala danbayn. waxay ahaayeen horseedkii xoriyada soomaaliyeed iyo yagleelayaashii dhidibada u aasay dawlad soomaaliyeed oo kumidaysan hal caasimadooduna tahay MOGDISHO. Burburkii dawladnimadii soomaaliyeed kadib,waxay dhiseen maamul goboladaas ka hirgaliyay xasilooni iyo daganaansho keenay in ay ku badbaadaan dad badan oo soomaaliyeed oo kakala yimid gobolada dalka oo dhan.
Mudo ayay dhisan tahay Puntland 21 sanadood ah. dadku waxay leeyihiin odayaal dhaqan,aqoonyahano iyo bulsho wax garad ah oo leh dhaqan soo jireen ah. dagaalku qaab ayuu leeyahay,nabaduna qaab kalay leedahay,siyaasaduna waa masuuliyad gaara.
Puntland waxa hayaa ah diinta islaamka iyo dhaqanka soo jireenka ah ee ay leeyihiin. qofkastoo madax kasoo noqday wuxuu lahaa aqoon iyo garasho dhaqanka deegaanka iyo dadka ah. hada waxaa cad intii meesha kabaxday oo ay dhex booday cid doorashadeedii aan laga fiirsan,gacmo dhaqan bis ahina ay si xeeladaysan lacag uugu iibsadeen keen sadeena ciday wateen nasiib daro.
Ma inagu cusba in maamul laysku qabsado oo ragu is riix riixo taasi waa siyaasad waana wax lagaranaayo.Hayeeshee waxaa inagu cusub.
1.Madaxweeyne suaal xaqloogu lahaa lawaydiiyay,oo ay waydiisay cidii isaga dooratay oo shaqadeedii gudanaysaa,ayaa halkii jawaab waafiya iyo xilkasnimo laga sugaayay,kasmo iyo caqli suuban layimid waxaan baarlamaankaa waligeed ka dhicin oo ah CIYAALA SUUQNIMO!! wuxuu ugafay muwaadinkii suaasha waydiiyay si shaqsiyan ah,ku ma ekaaan ee wuxuu caayay una gafay madaxweynihii ka horeeyay Dr cabdiwali gaas,intaa kuma ekaan ee hadalo mawduuciiba ka baxsan qiiq isku qarin iyo han jabaad ayuu u gaystay xildhibaanadii iyo ninkii suaasha waydiiyay,waxaa intiiba isku fuuqsaday,isagoon wax amar ah ka haysan gudoomiyihii baarlamaanka iyo madaxdii kale ayuu si caro iska yeel ah u durduriyay taasoo ah nin ku gafay karaamadii golaha shacabka ee umada matalaayay dalkana ka haa masuulka.
Golihii wuu ku tuntay hade anigu garan maayo cida danbe ee dhawraysa nin walbaa waa durdurin!! dawlmaha in madaxweynuhu sharciga ku tunto oo hordorduriyo baarlamaanka oo awood u leh in ay xilka katuuraan mooshin kadib. waxa ku dhacay baarlamaanka Puntland waa afkala qaad!
Sifaha uu Madaxweyne Dani kasameeyay baarlamaanka Puntland laguma tilmaami karo dawladnimo iyo wax u dhaw meeshiina waxay noqotay Gole ciyaala suuq. odayaashaa gogosha lagu ciideeyay cid xaal marin doonta anigu magaranaayo iyo Puntland ay yeeli doonto midna.
2.Wuxuu amar siiyay ileen waa dikteeytarkaa dhaqmada kale watee,garsoorkii kaasoo aan qaadan amarkiisa laakiin dacwad ula diyaar garoobay ninkuu amray in ay soo xiraan,oo dacwad ku soo oogaan hadii baarlamanku cayriyo. waayo maxkamada sare kiis magali karto dacweyn ah hadaan xubnintaa laga cayrin baarlamaanka,taasoo baarlamanku diiday in xildhibaan la dulmiyo. hayeeshee madaxweynuhu waxba mareeban ah in xildhibaan cawil la tuuro oo inaadeerkii lagu badalo taasoo ah dulmi aad u wayn. madaxweynuhu wuxuu raadinayaa waxaan dhulkaan lagaba aqoon cid kayeelaysaana jirin.
3.Markiiba jeeskoodii ayuu u cararay! Qardhuu sii istaagay madaxweyne umada u dhaxeeyana waa sheeganayaa hade dhaqanka Puntland dumarkaa hadii saygeedu is qabtaan cagta wax kadayda oo reerkoodii u dudee waa sidee ninkaan dhaqankiisu! laakiin Qardho qudheeda hada xujaysan dudmadii loogu tagay maxay kayeeleen weeye? wuxuu ku hadlay ee uu halkaa kasheegay isagoo oo yaaya laakiin aad moodo in uu qoslaayo waa ogyihiin shacabka Puntland.
4.Barlamaankii uu ku tuntay ayuu hadana kasii daroo gudoomiyihii xilkii siday la tahay ka qaaday! mooshin ku riday kadib markuu meeshii laga hagaayay ay soo siiyeen dhaqaalo farabadan oo lagu iibsado in gudoomiyaha la tuuro waana qayb kamid ah dagaalka Emaraadku kula jiraan in dawlad soomaaliyeed dhisanto oo hana qaado soomaaliyana kabaxdo dhibka dawlad la aanta. aduunkoo dhan ayaa og in Emaraadku burburinayaan soomaaliya faragalin xoogana ku hayaan. waa bilaw cusub in baarlamaanka Puntland dhaqan labaray ah in ay mooshin loo diro in ay fuliyaan kadibna ay helaan aduun lacageed oo farabadan. baarlamankii Puntland wuxuu noqday hada saylad aan marnaba la aamini karayn oo iib ah markaa taa macnaheedu waxaa weeye shacabka Puntland iyo dawladnimadoodii soo jirtay saacadaa laga bilaabo malaha hadaf iyo mustaqbal siyaasadeed maadaama ganaacsi iyo tacbasho xoolo loo badalay masiirkii umada puntland.
Meesha waxaa yimid nin caqligiisu yahay shilimaan ka aruurso,ninkii siiya ayuu ufulinayaa wuxuu ka rabo Puntland markaa shirkad yar buu ka dhigtay masiirkii umada gabanka hada meesha joogaa! hadafka shacabka iyo dawlada Puntland hada kahor wuxuu ahaa mid naf iyo maalba ku bixiya dhismaha dawlad soomaaliyeed oo xoogleh oo dalka oo dhan hanata, Madaxweyne dani wuxuu taa kubadashay shilimaan ay siiyaan Emaraadku oo kaliya dana kama laha dawlad soomaaliyeed. Arinkaasi waa khiyaano qaran oo cad iyo dhaqan aan laga aqoon Puntland. maha Puntland meel shilimaan lasiisto khatarna lagaliyo masiirka umada Puntland iyo soomaaliyaba.
5.Madaxweyne Dani baarlamankii ayuu weeraray ciidan ku dalbaday! dadbaa ku dhintay isagaa leh masuuliyadaas. waa fad qalalo aan loo bahnayn meeshana ku jirin oo ah qaab uun ciyaala suuq waana nagu cusubtahay xildhibaano la afduubto oo la weeraro! wax la aqbali karo maha nin ciidan beeleed ilaalo ah wataa galay meesha! intii ku dhimatay illaahay ha u naxariisto inta dhaawaca ah allaah haka kiciyo oo ha caafiyo. intaana rabbi musiibada haynagaga ekeeyo.
Waxaan qodobadaa yaroo kooban ku daynayaa dhaqan xumada aan caradaan laga aqoon ee uu layimid madaxweyne dani taasoo aan saamaxayn in uu kusii nagaado kursiga maadaama aysan Puntland dhawran karayn cidkastoo wax u dhimaysa dhaqankeeda wada jirkeeda iyo taageerida dhismaha dawlad soomaaliyeed oo hana qaada si soomaaliya lugaheeda uugu istaagto.
Hanka puntland maha lacag aruursi mana aha balan qaadka ah waxaan kaa dhigaynaa Raysalwasaaraha mustaqbalka ee soomaaliya 2020 sidaa daraadeed intaad xafiiskan joogto ka shaqee ragaadinta iyo curyaaminta dawlada fadaraalka ah ee hana qaaday. wuxuu Madaxweyne Dani halis ku yahay dhaqanka iyo diinta iyo siyaasada Puntland,waxa kale oo uu ku biiray qaswadayaasha ka soo horjeeda xasilooni ka dhalata soomaaliya labadan arimood oo ah wax kasoo horjeeda maslaxda PUNTLAND.
Gudoomiyaha Dhoobo Dareed ku kalsoonoow sharciga iyo nidaamka u yaala dalkaaga,sharaf bayna kuu tahay in aad Puntland difaacdo taageerana aad u muujiso oo aad garab istaagto dawlada fadaraalka soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay MOGDISHO ahna mida idin xukunta oo dawlad goboleed ahaan aad hoos tagtaan. in gacana aad Puntland ku difaacdo gacana aad fadaraalka dhexe ku taageerto waa sifo sharci ah wadaniyadna ah qofkastana laga rabo. intaa waxaa dheer wixii odayaashu soo gooyaan sharcigana waa faqsan taa yeel sida dhaqankeenuba ahaa. kana fogoow wixii dhibaaya Puntland iyo soomaaliya oo dhanba. in aad wada baxdaan iyo in aad wada joogtaan wax u dhaxeeya malaha GAROOWE ceeb baa ku hagoogan.
shacabka soomaaliyeed ee Puntland waxaan uugu baa qaynaa in ay ilaashadaan dhaqankooda u istaagaan sidii lagu yaqiinay in ay dawlada dhexe ee fadaraalka ah tageeraan,qortaan ciidamada u dhintaan dalka iyo diinta difaaceeda. waa in dawlada uu hogaaminaayo madaxweyne FARMAAJO iyo Raysal wasaare Ducaqabe Khayre si hagar la aan ah loo taageeraa. Maxaayeelay shacabka Puntland iyo guud ahaan umada soomaaliyeed waxa kaliya ee deeqaa waa soomaalinimo iyo dawaladnimo buuxda. halaga baxo khiyaali iyo tuug afmiishaar ah oo danayste ah oo gadanaaya diinta iyo dadka iyo dalka oo aysan dani isaga ugu jirin shacabka soomaaliyeed oo hela dawlad sharaf iyo karaamo buuxda.
Qofkasta oo soomaaliyeed wuxuu u baahan yahay hal madaxweyne,hal calan,hal caasimad,hal dawlad oo ah soomaali,wixii intaa kabadalan waa hoog iyo halaag iyo in tuugo iyo maafiyo sii haysato soomaaliya kuwaas oo aan doonayn soomaali dawlad ah in la arko waligeedba. Dawladnimadu maha mid iska timaada shacabka soomaaliyeed waa in ay hubka qaataan laayaan cidkastoo ka soo horjeeda dawlad nimada soomaaliyeed oo ah dawlad diid. maxaayeelay kuwan afka duuban waa dawlad diid.cadaw weeye soomaaliyeed ninkii hor istaaga dawladnimada soomaaliyeed waana in laga takhalusaa cadawgaas!! kuwa u shaqeeya shisheeyaha ee taageerada dhaqaale ka helayaa si soomaaliya loo baabasho,oo dawladnimada looga hor istaago kuwaas waa in laga sifeeyaa dalkeena waana in aan u dhimanaa dalkeena dawlad nimadiisa cadawga faraha badan leh. way ina dilayaan,way ina dagayaan,siyaasiyiin bay inoo sheegana yaan waa in aan u dilaa siday inoo dilayaan ma inagaan haysan qori waxdila!!!! waa waajib in loo ugaarto siday inoo ugaartaan xalka dalkeenu waa dagaal oo kaliya maanta wax kale inooma banaana.
W/Q Yusuf cumar