DAAWO:-Madaxweynaha Puntland oo ayaa su’aalo uga jawaabay Warbaahinta. Waxay wax ka waydiiyeen waxqabadka Xukuumadda sanad jirsatey iyo arrimo kale

0

Madaxweyne Deni “Waxaa la dardar-geliyey baahinta maamulka ayadoo la dhisay golayaasha deegaanka ee 8 degmo, sarena loo qaaday ka qayb-galka haweenka ee qaybaha kale ee Bulshada.

Waxaa bilihii ugu horeeyey ee Xukuumadda la bilaabay barnaamijka dimuqraadiyeynta Puntland, iyadoo lana dhisay Guddiga doorashooyinka Madaxa bannaan, waxaa xusid mudan in Dowladda u qoondeysay miisaaniyad ka badan qoondadii hore.

Xukuumada waxay furaneysaa urur siyaasadeed, waxaana lagu guda jiraa diyaarinta howlaha dhismaha ururka. Waxaan soo dhaweyneynaa cid kasta oo daneynaysa ka mid noqoshaha ururka”

Kubadda Madaxweyne Deni : Sanad Guurada Xukuumadda iyo Waxqabadkii Dowladda 2019-2020

Khudbadda Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ee waxqabadka Xukuumadda Dowladda Puntland Sanad kadib doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka 2019-2020https://youtu.be/Oq57-yU9RBU#Janaury8th#TAYANIYOTIIGSI

Slået op af Puntland State House i Onsdag den 8. januar 2020

Shirka Jaraa id Madaxweyne

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa su'aalo uga jawaabay Warbaahinta. Waxay wax ka waydiiyeen waxqabadka Xukuumadda sanad jirsatey iyo arrimo kale.

Slået op af Puntland State House i Onsdag den 8. januar 2020