DHAGEYSO:-Musharax madaxweyne ku xigeen maamulka galmudug oo eedayn culus u jeediyay DFS

0

Musharrax madaxweyne kuxigeen oo Galmudug ah ayaa eedayn u jeeiyay dawladda federaalka wuxuuna ku eedeeyay in ay gacanta kula jirto doorashada Galmudug.

Xasan Maxamed Siciid “Gacaliye’ wuxuu ka mid yahay siyaasiyiintamaamulka Galmudug, haddana waa musharrax u taagan xilka madaxweynekuxigeenka maamulka Galmudug Warsaxaafadeed uu qabtayGalcaliye ayuu si weyn ugu dhaliilay dawladda dhexe ee federaalka,isagoo tilmaamay in ay jajuubayso doorashada Galmudug, si qoor qabad ahna ay xildhibaannada codkooda u maamulayso.