Cabasho xoogan ayaa ka soo yeereysa beelaha banaadiriga ee dega degmooyinka Xamar Weyne iyo Shangaani ee gobolka banaadir.
Cabashada ayaa la xiriirta dhub boob xoogan oo ka bilowday labadaasi degmo iyo dulmi fara badan oo lagu hayo.
HOOS KA DAAWO: