Qaar ka mid ah Odayaasha saxiixayaasha Galmudug ayaa ku goodiyay in hadii Xildhibaanada Ahlusunna ka soo galay Baarlamaanka Galmudug ay ku soo xaroowaayaan mudo 12 Saacadood ah ay badalidoonaan Xildhibaano kale oo cusub.
HOOS MUQAAL DHAMAYSTIRAN KA DAAWO.