Sheekh Isxaaq Mursal [Gees-dheere], gudoomiyaha Ahlu Sunna garabka Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hor-yimid doorashadda Sheekh Shaakir.
Shaakir ayaa la sheegay in loo doortay madaxweynaha Ahlu Sunnada ku sugan magaaladda Dhuusamareeb.
Gees-dheere ayaa sheegay in go’aanka kasoo baxay caasimadda maamul goboledka Galmudug aysan talo ku lahayn.