Wararka naga soo gaaraya xadka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka halkaasi dhaq dhaqaaqyo Milatari ay ka wadaan ciidamada dalka Kenya.
Dhaq dhaqaaqyada oo ah kuwa ballaaran ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan deegaano dhowr ah oo dhaca xadka labada dal.
Ilo deegaanka ah ayaa inoo sheegay in howlgalladaasi oo saameyn ku yeeshay ay fulinayaan ciidanka sida gaarka ah u tabaran ee loo yaqaano Argagixisa la darirka.