DAAWO:- Beesha Cayr oo War ka soo saartay Xaaladda Galmudug

0

Beesha Cayr ayaa kulan odayaasheda iyo waxgaradkeeda ku yeesheen dhuusamareeb waxay kaga hadleen xaaladda Galmudug iyo doorashooyinka.