War qoraal ah oo ka soo baxay Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaanka Ahlusuna ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladu wado Abaabulka Dagaal markale Dhuusamareeb ka dhaca iyo weerar lagu beegsanayo Madaxda Ahlusunna, waa sida qoraalka lagu sheegay.
Qoraalka Sheekh Shaakir ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda ay soo weerareen Xarunta Inji oo ay degan yihin hoggaanka Ahlusunna,sidoo kale maalmahihii la soo dhaafay ay wadeen xiisado keeni kara dagaal.