Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa Coronavirus waxaana la hakiyey muddo bil ah Doomaha Kaluumaysiga ee Dibedda ka yimaada,Daah-furka iyo mashruuca ifiye ee Waxbarashada.
Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Shirka wadatashiga reer Puntland iyo warbixn ku saabsan Degmada Galdogob.