Hogaankanabadgaliyada DDS Xuseen xaashi qaasim ayaa gaadhay degmada Raaso ee gobolka Afdheer iyo degmada Salaxaad ee gobolka Erer ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) si ay xal ugu helaan khilaaf dhiig ku daatay oo dhexmaray shacabka labada degmo.
Hoos ka dhageyso codka hogaanka nabadgaliyada DDS