Baraawe(AGGM): Kooxda Al-shabaab ayaa Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ku Toogtay Saddex Ruux oo Rag ah kuwaas oo ay ku sheegeen in ay yihiin Basaasiin Dowladda u shaqeya.
Fagaare ku yaala Magaalada Baraawe ayaa waxaa lagu Dilay Saddexda Ruux oo mid kamid ah uu ahaa Sargaal sare oo 47 sano jir ah oo hore oga tirsanaa Ururkii Burburay ee Xisbul Islaam.
Waxaa ay ku sheegeen Ragaan ay Al-shabaab ku Dileen Baraawe in ay Dowladda Soomaaliya iyo Reer Galbeedka ay Jawaasiis u yihiin sida ay Sheegeen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com