Dhageyso:Dowladda oo loogu baaqay in ay Taageerto Maamul loo dhisayo Gobolada Dhexe

0

Gaalkacyo(AGGM): Odayaasha Dhaqanka Ee Maamulka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya waxaa ay kaga hadleen Arimo Dhor ah.

Odayaasha ayaa waxaa ay Dowldda Federaalka Soomaaliya ay ka Codsadeen in ay Taageerto Shir lagu dhisayo Maamul Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Waxaana ay sheegeen in Xaalada Gobolada Dhexe looga baahan yahay in Dowladda Federaalka ay taageerto Maamulkaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

GOLAHA GUURTIGA GALMUDUG OO DOWLADA SOMALIYA KA CODSADAY TAAGEERIDA SHIRKA GOBOLADA DHEXE

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com