Cabdiraxmaan Hiiti ibraahim oo loo yaqaan (Abuu Cabddiraxmaan) oo ka tirsanaa Xubnaha Alshabaab Deegaannada Nuurdugle iyo Guulane Ee Gobalka Shabeelaha Dhaxe ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ciidanka Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Difaaca Deegaanka Ee Magaalada Xarardheere ee Gobalka Mudug .
Sarkaalkan isa soo dhiibay ayaa la sheegay in Alshabaab uu ka tirsanaa Muddo 7 sano ah balse uu go’aansadayin uu isaga soo tago ayaa lagu yiri war lagu daabacay warbaahinta Dawlada .
Isasa soo dhiibista Sarkaalkan ka tirsan Alshababa ayaa ku soo aadeysa iyadoo maalmihii la soo dhaafay Ciidanada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ee ku sugan Xadka gobolada Galgaduud ee iyo shabeelada Dhexe ay wadeen Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab .