Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof.Maxed Sh Cismaan Jawaari oo Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey Arinta Magaalada Baydhabo.
Gudoopmiye Jawaari ayaa sheegay in uu Soo Xaliyey Arinta Magaalada Baydhabo oo Khilaafkii uu ku guuleeystay.
Gudoomiye Jawaari msheegin Khaabka loo Xaliyey Khilaafka iyo Maamulka la isku Raacay intaba.
Haklaan Hoose ka dhageyso Warkooban
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com