Muqdisho(AGGM):Maamulka Xarakada Al-shabaab ee Gobolka Galgaduud ayaa Guulo ka sheegtaya Dagaal ka dhacay Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud.
Xasan Yacquub Cali oo ah Gudoomiyaha Al-shabaab ugu Magacaaban Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Dagaal ka dhacay Deegaano hoos yimaada Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ay Al-shabaab Guulo ka Gaareen.
Waxaa uu sheegay Yacquub in Dagaaladaasi ay ku Dileen Ciimo ka tirsan Dowladda Itoobiya ee AMISOM ka socda iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com