Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo maatna Khudbad ka jeediyey Munaasabada Ciidamada XDS ayaa ka hadlay Arimo Farabadan oo Xaalada Dalka ah.
Waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya uu ka hadalay Arinta Kenya, Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo Dhibka Soomaalida ku Qabsata Tahriibka.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com