Muqdisho(AGGM):Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo ayaa ka hadlay Dilkii Shalay Magaalada Muqdisho loogu geeystay C/kaafi Hilowle Cismaan oo Maamulkii hore ee Gobolka Banaadir ka tirsanaa.
Dr. Farmaajo ayaa sheegay in uu Tacsi u dirayo Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan.
Waxaa uu sheegay in C/kaafi uu ahaa wadani dalkiisa u Dhaartay in uu Amaan ku soo Dabaalo islamarkaana ka Samatabixiyo Dhibka haysta.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com