Muqdisho, AGGM: Xildhibaanad kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlaysay kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegtay in Xukuumadi hore ee R/wasaare Dr.Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” qalad lagu riday, islamarkaana waxa ay Alaah Subxaanahu Watacaalaa ka dalbatay Cafis, sidoo kalena waxa ay Allaah Subxaanahu Watacaalaa Cafis Uga Dalabtay R/wasaarihi Hore Ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.