Muqdisho (AGGM): Xildhibaan Cabdulaahi Qorax oo kamid Xildhibaanadda sidda wayn uga soo horjeedda mooshinka beenta ah oo loogo soo horjeedo Dowladda raysal wasaare Saacid ayaa bilaabay kala furfurkii ugu dambeeyey ee Xildhibaanadda Mooshinka waday,
Inkayar 30 Xildhibaan baa hadda kusoo hartay Mooshinkii kuwaasoo sidda la sheegay garan la waxaay sameeyaan kadib markii guud ahaan xildhibaanaddii hore ee aay qaldeen uga baxeen mooshinkaay wadeen.
Xildhibaan Cabdulaahi Qorax oo kamid ah xildhibaandda ugu aqoonta badan xildhibaanadda dowladda isla markaana haysta shahaadada BHDda ayaa haatan wuxuu gacanta ku dhigay XIldhibaan Dalxa iyo Fowsiya kuwaasoo kamid ahaa xildhibaanaddii aay qaldeen Cali Khaliif Galayr ama Siyaasiyiinta Beesha New Kablalax.
Sikastooy ahaataba waxaa haatan soo baxay inaaysan waxba meesha ku hayan Xildhibaanaddii hadafkoodu rumaysmi waayay.
Garaad Cumar
Muqdisho,Soomaaliya
Isha Ku Ha Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com